Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wefdi uu hogaaminaayo, ayaa maanta waxay gaareen Degmada Doolow Ee Gobolka Gedo. Madaxweynaha waxaa si diiran loogu...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Somalia ay u magacaawday dalka Kenya. Safiirka cusub ee Somalia...
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa khudbad u jeediyay in ka badan 500 oo dhalinyaro Afrikaan ah, kuwaasoo ka kala yimid wadamada saxaraha ka hooseeya ee Qaaradda...
Guddiga Fulinta ee Hay’ada Lacaga Aduunka ee IMF ayaa soo dhoweeyey in ay Sooomaaliya dib uga howlgashay kadib markii la eegay (Aritical VI), iyadoo qiimayntaan mid...
Wararka inaga soo gaaraya Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Kooxo hubaysan ay Degmadaasi ku dileen Sarkaal ka tirsan Hay’adda Miino Baarista Qaramada...
Wararka ka imanaya magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ururka Ahlu Sunna uu cafis u fidiyay saddex weriye oo maxkamad ku taal magaalada Dhuusomareeb...
Khubaro ka tirsan Guddida Qaramada Midoobay ee qaabilsan Cunaqabatayta ayaa ku eedeeyey shirkadda Britishka ah ee Som Oil and Gas inay bixinayaan lacago aad u badan...
Ciidamada Dowladda Federalka Somalia iyo kuwa Amisom, ayaa lasoo sheegayaa inay la wareegeen deegaano ka tirsan Galbeedka Gobolka Hiiraan oo ay ka saareen Ururka Al Shabaab....
Kooxo hubaysan ayaa la sheegayaa inay xalay dileen Guddoomiyihii deegaanka Jiidda Janaale oo hoostagta Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha hoose. Guddoomiyihii deegaanka Jiidda Janaale oo...
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya Madaafiic ay ku garaaceen deegaan la sheegay inay ku sugnaayeen Ururka Al Shabaab. Deegaanka Madaafiicda...