Nala soo xiriir

Wararka

Qaab Ceenkee Ah Ayey U dhacday Caleemasaarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe(Daawo Sawirada)

La Qoray

on

Xaflad si heer sare ah loo soo aagaasimay oo lagu caleema saarayay madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa waxaa ay maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba.

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin faro badan oo ay ka mid ahaayeen Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, R/Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke, Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, Wasiirka Arrimaha dibada Itoobiya Tedros adhanom Wakiilka Q.Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey iyo wakiilo ka socday Dowlada Kenya, Safiirada Turkiga iyo Imaaradka u fadhiya Soomaaliya.

Munaasabada ayaa waxaa heeso wadani ah ka qaadayay fanaaniin Soomaaliyeed iyadoo halkaas mas’uuliyiintii ka hadashay ugu hambalyeysay madaxweyne Axmed Madoobe in markale loo caleemo saaro madaxtinimada maamulka Jubba.

calemasaar-1

calemasaar-2

calemasaar-3

calemasaar-4

calemasaar-5

calemasaar-6

calemasaar-7

calemasaar-8

calemasaar-9

calemasaar-10

calemasaar-11

calemasaar-12

calemasaar-13

calemasaar-14

sii aqri
ka dhiibo aragtidaada

ka dhiibo aragtidaada

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Wararka

Bangiga Adduunka Oo Soomaaliya Ugu Deqey Malaayiin Doolar.

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Bangiga Addunka ayaa lagu ansixiyey lacag wadarteedu dhan tahay 100 million oo Dollar oo lagu taageeraayo sidii loo hagaajin lahaa Adeegyada Daryeelka Caafimaadka ee Somalia.

Mashruuca lagu hagaajinayo Adeegyadaasi waxaa lagu maalgelinayaa 75 million oo ay ballanqaday Hay’adda Kaalmaynta Horumarinta ee IDA, halka ay 25 million oo Dollar ka imaan doonto Xarunta  Maalgelinta Caalamiga ee Haweenka, Carruurta iyo Dhallinyarada ee GFF.

Dhinaca kale, Madax-Gobaleedka Bangiga Adduunka u joogta Somalia, Kristina Svensson oo Qoraal soo saartay ayey ku sheegtay in Mashruucaasi sare u qaadi doono Adeegyada Caafimaadka, Nafaqaynta iyo hagaajinta  Adeeyada Caafimaadka iyo Tayayntooda ee inta badan Deegaanadda ay Baahida ka jirto, oo ay ku jiraan Goballadda Bay, Bakool, Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

sii aqri

Wararka

Axmed Madoobe Oo la kulmay Xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafadka Doorashooyinka.

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Juballand  Axmed Maxamed Islaam, ayaa Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay xubnaha guddiga xalinta khilaafadka Doorashooyinka ee heer Federaal.

Madaxweynaha ayaa Guddiga ku bogaadiyay dadalkooda ku aadan sidii dalka uga dhici laheyd doorasho xor iyo xalaal ah iyo sidii ay u xalin lahaayeen tabashada kasoo noqota doorashooyinka.

Xubnaha guddiga xalinta khilaafadka Doorashooyinka ee heer Federaal ayaa dhankooda ku amaanay Madaxweynaha Jubbaland sidii wanaagsaneyd ee uu u bilaabay doorashada qaar kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare oo degaan doorashadoodu tahay Jubbaland, iyaga oo ka codsaday in inta kale ee hartay la qabto.

Xubnaha guddiga xalinta khilaafadka Doorashooyinka ee heer Federaal oo badankood ku sugan Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hosoe ayaa saacadaha soo socda waxaa ay tegi doonaan magalada Baydhabo su ay goobjoog uga noqdaan doorashada qaar kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare oo Beri ka bilabaneysa Magalada Baydhabo.

sii aqri

Wararka

Duqeyn Dhanka Cirka Ah Oo Ka Dhacday Gobolka Mudug.

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Duqeynta ayaa waxaa la sheegay in Maanta ay ka dhacday aagga u dhexeeeya Qaycad iyo Hareeri Dheere ee katirsan Gobolka Mudug, halkaas oo ay ku sugan yihiin Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

War kasoo baxay Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in degaanka la duqeeyay oo ay Al-Shabaab ku sugnaayeen ay sidoo kale galeen Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug oo howlgal kujira.

“Dagaal iyo duqayn dhanka cirka ayaa ka dhacay saldhig kale oo kooxda Shabaab ay ku lahaayeen aagga u dhexeeeya Qaycad iyo Hareere Dheere, ayadoo ciidamada qaranka iyo kuwa Galmudug ay hadda galeen saldhigga la duqeeyey, Duqaynta saakay ayaa noqonaysa tii saddexaad oo deegaanada koofurta Mudug ka dhacda saddexdii todobaad ee la soo dhaafay, ayadoo Shabaab ay soo waajahday xaalad adag iyo dagaal qaraar ayaa lagu yiri” Warka kasoo baxay Wasaaradda Amniga Galmudug.

Ilaa laba Gantal ayaa la sheegay in diyaarad dagaal ay ku duqeysay deganka duleedka ka xiga degaanka Qaycad ee katirsan Gobolka Mudug, halkaas oo sidoo kale meel u dhow ay howlgallo ka wadaan Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Galmudug.

Tiro laba jeer ah ayaa duqeyn dhinaca cirka ah waxaa lala beegsaday degaanka ku yaal duleedka degaanka Qaycad ee Gobolka Mudug, waxaana Mareykanka oo sheegtay duqeyntaas uu sheegay inay aheyd mid lagu taageerayay Ciidamada dowladda ee aagaas howlgallada ka wada.

sii aqri
Xayeysiis Starfmsomalia
Wararka10 hours ago

Bangiga Adduunka Oo Soomaaliya Ugu Deqey Malaayiin Doolar.

Wararka10 hours ago

Axmed Madoobe Oo la kulmay Xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafadka Doorashooyinka.

Wararka10 hours ago

Duqeyn Dhanka Cirka Ah Oo Ka Dhacday Gobolka Mudug.

Wararka10 hours ago

Madaxweyne Qoorqoor Oo Laga Dalbaday Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare.

Wararka10 hours ago

Ciidanka DANAB Oo Howlgal Ka Samayey Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wararka1 day ago

Ra’iisulWasaare Oo Dalka Dib igu Soo Laabtay Kana Warbiyey Sodalkiisii(Daawo).

Wararka1 day ago

Magaalada Baydhaba Ayaa Waxaa Gaaray Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal.

Wararka1 day ago

Wasaaradda Caafimaadka Oo Fariin U Dirtay Shacabka Soomaaliyeed.

Wararka1 day ago

Duqa Garoowe Oo Ka Hadlay Khasaaraha Uu Geystay Dabkii Sakay Kacay.

Wararka4 days ago

Fahad Yaasiin Oo Magacaabis Sameeyay.

Wararka4 days ago

Cabdullaahi Abyan Nuur Ayaa Gaaray Magaalada Kismaayo.

Wararka4 days ago

Gudoomiye iyo Gudoomiye Ku Xigeen Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Matabaan

Wararka6 days ago

Guddiyada Doorashooyinka Qaranka iyo Jubbaland Oo Kulmay.

Wararka6 days ago

Qaramada Midoobey Oo Soo Dhaweeyey Gudigii uu Magacaabay Rooble.

Wararka6 days ago

Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Gobalka Hiiraan.

Wararka6 days ago

Ciidanka Xooga Dalka iyo Ciidanka Darawiishta Galmudug Oo Howlgal Sameyey.

Wararka1 week ago

Rooble Oo Magacaabay Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka.

Wararka1 week ago

Gen Xijaar Ayaa Magacaabay Afhayeen Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Wararka1 week ago

Ra’iisul Wasaare iyo Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Oo Kulan Dhnka Zoomka Ah Yeeshay.

Wararka1 week ago

Danjire Cawaale Cali Kullane Oo laba Shirkadood kala Hadashay Arrimaha Shidaalka Soomaaliya.

Wararka1 week ago

Maamulka Koonfur Galbeed Oo Magacaawday Guddi Baarlamaan Ee Doorashada Aqalka Sare.

Wararka1 week ago

Goobaha Ganacsiga Ee Magaalada Jowhar Maanta Xiran.

Wararka1 week ago

Madaxweyne Deni Oo Guddi magacaabay

Wararka5 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi5 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Dhegeysi6 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka5 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka4 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka5 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Wararka5 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi6 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka4 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka5 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka4 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English5 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

News In English6 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Wararka4 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Muuqaalo6 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

News In English4 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English5 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

News In English4 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English4 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Warbixinada4 years ago

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

Warbixinada4 years ago

Dagaal yahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa Gandaal ku Riday Caasimada Sacuudiga ee Riyadh

Warbixinada4 years ago

Madaxweyne Erdogan; “Israel waa Dal Argagaxiso ahna Dilaaga Carruurta.”

News In English4 years ago

U.S. airstrike kills 4 al-Shabaab fighters

Daalaco