Nala soo xiriir

Wararka

Qaramada Midoobey oo sheegtay in cudurka dabaysha laga ciribtiray Soomaaliya

La Qoray

on

Hay’adaha Qaramada midoobay ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in sanadihii 2013-2014 Soomaaliya laga heley cudurka Dabeysha kaas oo saameeyay dad ku dhow 200 oo ruux oo u badan carruur uu ka dhaaday cudurkaasi Soomaaliya.

Sida lagu sheegay waxbixin ay si wadajir ah u soo saareen hey’adahaUNICEF, WHO iyo hey’adda caalamiga ah ee ka shaqeeya ciribtirka cudurka Dabeesha,iyadoo tani ay ka dambeysay 14 bilood kadib markii kiis cudurkaasi kamid ah laga heley dalka.

Qiimeyn laga sameeyay guud ahaan Soomaaliya ayaa bishan Oktoober waxaa la go’aamiyay in Soomaaliya laga waayay cudurkaasi.

Isku dubaridka gargaarka ee Soomaaliya Peter de Clercq ayaa sheegay in guulaha arintan laga gaaray ay sharafteeda leeyihiin mutadawaciinta Soomaalida ah kuwaas oo naftooda khatar u geliyay sidii ay u badbaadin lahaayeen nolashada dad oo Soomaaliyeed.

Isagoo dowladda Soomaaliyana ku amaanay la dagaalanka cudurkan si wadanka looga ciribtiro.

“Madaxda Soomaalida waxaa ay cudurka Dabeesha ka dhigeen mudnaanta koowaad ee qaranka ayagoo sameeyay dadaal xoog badan si carruurta oo dhan tallaalka u qaataan,” ayuu yiri .

Cudurka Dabeesha ayaa laga heley Soomaaliya sanadkii 2013 bishii Maay, taas oo aheyd markii ugu horeysay muddo lix sano ah, kadib markii waalidiinta gabar labo sano jir ah oo Muqdisho jooga la arkay ayadoo aan socon Karin.

Cudur sidaha loo yaqaano virus, ayaa ah mid sababi kara curyaanimo ama paralysis xitaa dhimasho, waana mid si dhaqso leh ku fidi karaa, waxaana uu saameeyay 194 ruux sanadkii 2013-ka. Iyadoo Soomaaliya dadka uu cudurkan uu saameeyay ay gaarayaan ilaa 5 ruux sanadkii 2014ka.

In ka badan 2.1 million oo carruur ah oo da’dooda ay ka hooseyso shan jirka ayaa bartilmaameed u ahaa olole tallaal ah oo ay fulisay wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayadoo kaashanaysa hey’adaha qaramada midoobay iyo ururka GPEI.

Labo kamid ah shaqaalaga hey’adda UNICEF oo ka shaqeynayay la dagaalanka cudurka Dabeesha ayaa ku dhintay qarax ka dhacay Garoowe bishii Abriil.

sii aqri
ka dhiibo aragtidaada

ka dhiibo aragtidaada

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Wararka

Fahad Yaasiin Oo Magacaabis Sameeyay.

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Agaasimaha hay’adda nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa magacaabay Madaxa Shaqaalaha NISA, kadib markii xilka laga qaaday Taliyihii hore ee xilkaas haayay Cabdullaahi Kulane.

Agaasime Fahad Yaasiin ayaa Cabaas Yacquub u magacaabay Madaxa Shaqaalaha hay’adda nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, isagoo bedelaya Cabdullaahi Kulane oo uu xilka qaadis ku sameeyay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Cabaas ayaa ka mid ahaa hoggaanka sare ee NISA, waxaana uu haayay xilka Maamulka, Maaliyadda iyo Tiknoolijiyada hay’adda, waana ninka loo badinayo inuu noqon doono Kusimaha Agaasimaha hay’adda NISA, sida la sheegay.

Magacaabista Cabaas Yacquub ayaa ka dambeeysay, ka gadaal markii Ra’iisul Wasaare Rooble xilalkii uu ka qaaday Cabdullaahi Kulane oo ahaa Taliyaha Shaqaalaha NISA iyo Taliyihii nabadsugida Garoonka Aadan Cadde, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay jebiyeen amar uu soo saaray Rooble.

sii aqri

Wararka

Cabdullaahi Abyan Nuur Ayaa Gaaray Magaalada Kismaayo.

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Gudiga xalinta khilaafkaadka doorashooyinka  Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, iyada oo halkaasi siwyen loogu soo dhaweeyay.

Wafdiga oo ka kooban 5 Xubnood ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay  Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland Dr Siyaad Maxamed Mursal iyo xubno ka tirsan Guddiga.

Xubnaha Guddiga xalinta khilafaadka doorashada Soomaaliya ayaa goob joog u noqon doona doorashada xubnaha Aqalka sare ee dalka ee lagu wado in ay maalinta barito ah ka qabsoonto Magaalada Kismaayo.

Afhayeenka guddiga xalinta Khilaafaadka doorashada ayaa sheegay in ku dadaali doonaan inay si cadaalad ah u xaliyan khilaaf kasta oo kasoo laabta doorashooyinka dhacaya ee labada Aqal.

Waxaa uu hadalkiisa uu intasi ku daray in Xubnaha guddiga ay goobjoog ka noqon doonaan Goobaha ay ka dhacayaan doorashada, isla markaana, iyaga oo raacaya shuruucda ay soo saareen Golaha wadatashiga Qarankaay xalin doonaan khilaafka yimada.

Waxaa uu ku baaqay In lagu dadaalo in dalka laga qabto doorasho xor iyo xalaal ah, basle aysan dhicin doorasho la kala jiita, isaga oo sidoo kale ku baaqay in lala Shaqeeyo gudiyada doorashooyinka iyo Ciidamada Amniga.

Qabashada doorashooyinka Xildhibaannada labada Aqal ayaa dhawaan ka bilaabaneysa dalka, iyada oo ay socdaan diyaar garowgiii ugu dambeeyay, waxaana Maamulka Jubbaland uu noqon doonaa Maamulka ugu horreeya ee qabta doorashada Aqalka Sare.

sii aqri

Wararka

Gudoomiye iyo Gudoomiye Ku Xigeen Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Matabaan

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladdaha hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle.

Maxamed Sheekh Maxamuud (Dhoobeey) ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee degmada Matabaan,halka guddoomiye ku xigeenka degmada Matabaan loo magacaabay Ducaale Aadan Cabdi.

Maamulka Hirshabelle ayaa inta baddan waxa uu bedela maamulada degmooyinka gobolka Hiiraan iyadoo lagu eedeeyo inuusan waxba ka bedelin maamulada ka jira degmooyinka gobolka Sh/dhexe.

Dhawaan ayaa guddoomiye cusub loo magacaabay degmada Buuloburte ee isla gobolka Hiiraan.

Hoos ka Akhriso :-

 

sii aqri
Xayeysiis Starfmsomalia
Wararka2 days ago

Fahad Yaasiin Oo Magacaabis Sameeyay.

Wararka2 days ago

Cabdullaahi Abyan Nuur Ayaa Gaaray Magaalada Kismaayo.

Wararka2 days ago

Gudoomiye iyo Gudoomiye Ku Xigeen Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Matabaan

Wararka4 days ago

Guddiyada Doorashooyinka Qaranka iyo Jubbaland Oo Kulmay.

Wararka4 days ago

Qaramada Midoobey Oo Soo Dhaweeyey Gudigii uu Magacaabay Rooble.

Wararka4 days ago

Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Gobalka Hiiraan.

Wararka4 days ago

Ciidanka Xooga Dalka iyo Ciidanka Darawiishta Galmudug Oo Howlgal Sameyey.

Wararka5 days ago

Rooble Oo Magacaabay Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka.

Wararka5 days ago

Gen Xijaar Ayaa Magacaabay Afhayeen Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Wararka5 days ago

Ra’iisul Wasaare iyo Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Oo Kulan Dhnka Zoomka Ah Yeeshay.

Wararka5 days ago

Danjire Cawaale Cali Kullane Oo laba Shirkadood kala Hadashay Arrimaha Shidaalka Soomaaliya.

Wararka5 days ago

Maamulka Koonfur Galbeed Oo Magacaawday Guddi Baarlamaan Ee Doorashada Aqalka Sare.

Wararka5 days ago

Goobaha Ganacsiga Ee Magaalada Jowhar Maanta Xiran.

Wararka5 days ago

Madaxweyne Deni Oo Guddi magacaabay

Wararka5 days ago

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Oo soo saaraya liiska musharaxiinta Aqalka sare

Wararka5 days ago

Gabar Soomaaliyeed oo meydkeeda laga helay Magalada Minneapolis

Wararka6 days ago

Maxamed “Cirro” Oo Gaaray Magaalda Kismaayo.

Wararka6 days ago

Dagaal U Dhaxeeya Ciidanka Dalwada iyo Alshabaab Oo Ka Socda Galmudug.

Wararka6 days ago

Kismaayo Oo Laga Dareemaayo Qabanqaabada Doorashada Kurasta Aqalka Sare.

Wararka6 days ago

Ciidamada Dawlada oo Howlgal Ka Sameeyey Tuulooyin Hoos Yimaada Balcad

Wararka6 days ago

Dagaal Dhexmaray Ciidamo Kawada Tirsan Dawlada.

Wararka1 week ago

Rooblle Oo Kulan Laqaatay Cabdixaashi iyo Mahdi Guuleed.

Wararka1 week ago

Wasiirka Difaaca & Arimaha Dibadda Airland Oo Muqdisho Soo Gaaray.

Wararka5 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi5 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Dhegeysi6 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka5 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka4 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka5 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Wararka5 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi6 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka4 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka5 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka4 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English5 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

News In English6 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Wararka4 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Muuqaalo6 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

News In English4 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English5 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

News In English4 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English4 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Warbixinada4 years ago

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

Warbixinada4 years ago

Dagaal yahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa Gandaal ku Riday Caasimada Sacuudiga ee Riyadh

Warbixinada4 years ago

Madaxweyne Erdogan; “Israel waa Dal Argagaxiso ahna Dilaaga Carruurta.”

News In English4 years ago

U.S. airstrike kills 4 al-Shabaab fighters

Daalaco