

Wararka
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo la wareystay isagoo xabsi guri ku ah Muqdisho
La Qoray
5 years agoon
Waxaa Qoray
Star FMHogaamiyihii Ururka Xisbul Islam Xasan Daahir Aweys; oo ku jira gacanta dawladda Faderaalka ,ayaa markii ugu horeysay muddo afar sano wareysi lala yeeshay isagoo ku jira xabsi guri.
Wargeyska The Star.com ayaa cinwaan ugaga dhigay wareysiga ay la yeelatay mid kamid ah weriyaasheeda “Kulankii aan la yeeshay argagaxiye la iloobay” Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa waxa uu ku difaacay dagaaladii uu la galay dowlada Soomaaliya waxana uu sheegay inuu marwalba ku taagan yahay fikirkiisa ah in Shareecada Islaamka lagu xukumo dalka Soomaaliya.
Wariyahaan Michelle Shephard oo Toronto Star ka tirsan ayaa markii labaad la kulantay Shiikh Xasan Daahir Aweys iyadoo wareysigii kan ka horeeyay uu ahaa Shiikh Xasan hogaamiye kamid ah Maxkamadihii Islaamiga oo muddo lix bilood ah maamulayay magaalada Muqdisho iyo gobolada ku dhowdhow.
Xaaladda Shiikh Xasan ayey sheegtay saxafiyadan inay aad u wanaagsan tahay sidoo kalana uu xabsi guri kula nool yahay xaasaskiisa iyo carruur gaareyso ilaa 28 qof, Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa gacanta dowlada federalka Soomalaaliya ku jira tan iyo sanadkii 2013 xilligaa oo ay oday dhaqameedyada beesha uu ka soo jeedo iyo dowlada ay ku heshiiyeen in dowlada loo soo gacan geliyo kadib markii uu ka soo cararay ururka Alshabaab.
Xasan Daahir aweys ayaa gabadhaan wariyaha ah kula balamay inaysan qoraalkaan iyo sawiradaan faafin inta uu socdo wadahaladii lagula jiray dowlada Qadar ee la doonayay in Xasan Daahir loo masaafuriyo hase yeeshee markii dambe dhicisoobay.
Aweys ayaa si qoto dheer uga hadlay taariiqdiisa Maxkamadaha Islaamiga iyo Alshabaab oo ugu dambeyntii ay hogaamiyaasheeda ay is khilaafeen.”Toban sano kahor waxaan aaminsanaa in Soomaliya aan dhisi karo,balse maanta dowlada waa mid burbur ah,”ayuu yiri Shiikh Xasan.
Sheekadii dhex martay Xasan Daahir iyo Saxafiyadan ayaa waxaa uu ku weydiiyay Xasan inay carruur dhashay balse markii ay usheegtay inaysan waxba dhalin ayuu u bandhigay inuu siiyo mid kamid ah wiilashiisa.
Wareysiga ayaa lala yeeshay Xasan Daahir Aweys markii uu Madaxweyne ka ahaa dalka Maraykanka Obama dalka Soomaaliyana uu Madaxweyne ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud.
Saxafiyadan ayaa sheegtay inay aamisan tahay Xasan Daahir aan la saari karin maxkamad iyadoo lagu eedeynayo inuu yahay argagaxiso sababo la xiriira beesha uu ka soo jeedo ee Hawiye,waxayna dowladii hore ka baqday in haddii dambi lagu helo oo dil lagu xukumo cawaaqibka ka dhalan kara.
Xasan Daahir Aweys oo la weydiiyey sida uu u arko waxyaabihii uu sameeyey intii uu kamid ahaa Xisbul Islaam iyo Al-shabaab, wuxuuna Shiikha sheegay inay aheyd wax sax ah go’aankaas dadkii shacabka ahaa ku dhintayna aan si kas ah loo dilin, maadama dowladduba ay shacab badan dishay.
Sheekh Xasan Daahir oo wax laga waydiiyey Xarakada Al-Shabab iyo inuu isaga kamid ah ayuu sheegay inuusan ka mid aheyn balse uu si weyn uu taagersan yahay, wuxuuna ku dooday inuu farqi u dhaxeeyo inaad ka tirsan tahay iyo inaad taageersan tahay.
“Isku cadow ayaan ahayn Alshabaab sidaas ayaana qasabtay in aan hal meel uga soo wada jeesano la dagaalanka dowlada.”ayuu yiri Xasan Daahir.
Ugu dambeyntii Shiikh Xasan ayay weydiisay saxafiyadan inuu haysto fikirkiisii toban sano kahor balse waxa uu ugu jawaabay inay iyadaba ka jawaabto su’aashaas.
LAGA YAABO INAAD JECESHAHAY
Wararka
Xildhibaan sheegay in Muqdisho laga wado abaabulka qorshe xilka looga tuurayo Laftagareen
La Qoray
27 mins agoon
May 24, 2022Waxaa Qoray
mahad cabdi
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan ayaa sheegay in rag Siyaasiyiin ah oo kasoo jeeda degaannada Koonfur Galbeed ay Magaalada Muqdisho ka wadaan qorsho ay ku doonayaan in xilka looga tuuro Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis (laftagareen).
Xildhibaanka oo ka hadlayay kulan ka dhacay Magaalada Baydhabo wuxuu sheegay in ciddii rabta inay meesha ka saarto Madaxweyne laftagareen markii xilkiisa uu dhamaado ay tallaabadaas qaado, balse ay ogaadaan dhibaatada ay leedahay in maamul dhisan la burburiyo sida uu hadalka u dhigay.
Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi kudaray in dadka abaabulka wada ay yihiin dad ka yimid dalka dibaddiisa, kuwaas oo aan ogeyn dhibaatada loo soo maray dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed, wuxuuna sheegay inay la dagaalami doonaan cid kasta oo isku dayda inay carqaladeeyso Maamulka Koonfur Galbeed.
Hadalka Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan ayaa kusoo aadaya xilli dalka loo doortay Madaxweyne Cusub, isla markaana uu meesha ka baxay Madaxwrynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo siweyn u taageeri jiray Maamulka Koonfur Galbeed kana qeyb qaatay doorashadii Madaxweyne Cabdi Casiis (laftagareen).
Wararka
Maalinta ciribtika iskufuranka haweenka oomuqdisho laguqabtay
La Qoray
38 mins agoon
May 24, 2022Waxaa Qoray
mahad cabdi
munaaasabadan ay soo agaasimeen maamulka iyo howl wadeenada isbitalka keysaney ayaa aheyd mid lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee ciribtirka iskufuranka haweenka afka qalaad laguyiraahdo international day to end obstrect fistula
23 may sanadwalba aya acaalamka oo idil laga xusaa maalintan iyadoo dumar badana ay dhibaatadan laildarnyihiin dhibaatada xanuunka iskufuranka
howl wadeenada cispitalka keysaney ayaa wacyigelin dhameestiran kusoobandhigay munaasabbada taa oo loogu hortagayo dhibaatada xanuunka iskufuranka
Wararka
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo shaqo joojin lagu sameeyay
La Qoray
2 hours agoon
May 24, 2022Waxaa Qoray
mahad cabdi
Ra’iisal wasaaraha XFS Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi’iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul sharci daro ah oo ku xernaa xeebaha dalla Cumaan.
Sidoo kale Ra’iisal wasaaraha dalka ayaa shaqada ka joojiyay wasiirka arrimaha debadda Cabdisaciid Muuse Cali .
Waxaa uu amray in Hay,addaha dowladda ay ku sameeyaan baaritaano sababta keentay in uu falkaan dhaco.
Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Hantidhowraha qaranka iyo Hey’adaha amniga wuxuu faray inay baaritaan ku sameeyaan falkaan sidii uu u dhacay, kadibna ay u gudbiyaan hey’adaha garsoorka dalka.


Xildhibaan sheegay in Muqdisho laga wado abaabulka qorshe xilka looga tuurayo Laftagareen

Maalinta ciribtika iskufuranka haweenka oomuqdisho laguqabtay

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo shaqo joojin lagu sameeyay

Sucuudiga Oo Xayiraad Lama Filaan Ah Ku Soo Rogay Soomaaliya

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA ERGEY GAAR AH U MAGACAABAY ARRIMAHA ABAARAHA

Xasan Sheikh Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegay Xilka Madaxweynaha

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ammaro Cusub Soo Saaray.

Madaxweyne Xasan Sheikh Oo Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegaya

Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho

Wararkii ugu Dambeeyay ee Xaaladda Dhuusamareeb.

Guddiga Doorashada Oo Soo Saaray Farriin Ku Socota Dhammaan Musharaxiinta Madaxweynaha

Booliska Oo Shaaciyay Cida Lala Beegsaday Qaraxii Muqdisho & Khasaaraha Ka Dhashay

Faah Faahin: Qarax Is-Miidaamin Ah Oo Ka Dhacay Wadada Aada Garoonka Aadan Cadde

Hadal-Jeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha Dalka Oo Maanta Bilaabaneysa

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kormeer Deg Deg ah Ku Tegay Hoolka Doorashada Afisooni.

Beesha Caalamka Oo Taageertay Go’aankii Guddiga Doorashada Madaxweynaha Dalka

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo horleh geyneysa Degaannada Galmudug.

Ciidanka Jubbaland Iyo Kuwa DANAB Oo Weerar Ku Qaaday Degaan Ka Tirsan J/Hoose.

Diiwaan-Gelinta Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Oo Maanta Lasoo Gaba-Gabeynayo.

Farmaajo Oo Qaatay Shahaadada Musharaxnimo Ee Xilka Madaxweynaha.

Diiwaangelinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta bilaabaneysa

Guddoomiye Aadan Madoobe Iyo James Swan Oo Ka Shiray Dhameystirka Doorashada.

Golaha Ammaanka ee QM oo si adag uga hadlay weerarkii Ceelbaraf.

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay


Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

Dagaal yahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa Gandaal ku Riday Caasimada Sacuudiga ee Riyadh
