Nala soo xiriir

Wararka

WAR DEG DEG: Qarax 2 aad oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo (Daawo Sawiradda)

La Qoray

on

Iyadoo Magaalada Gaalkacyo uu ka dhacay Qarax aad u xoogan oo si weyn looga maqlay guud ahaan Magaalada Gaalkacyo, ayaa goor dhaweyd waxaa halkaasi ka dhacay Qarax labaad oo sida la sheegay gaari loo adeegsaday.

Qaraxa labaad ayaa wuxuu ka dhacay Afaafka Xarunta Dowladda hoose ee Magaalada Gaalkacyo, kadib markii dad badan ay isugu soo yaaceen halkaasi, kuwaasi oo eegayay qaraxa koowaad ee dhacay.

Khasaare xoogan ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhashay qaraxa labaad oo sida isna la sheegaayo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Ilaa hada Ma cadda rasmi ahaan Khasaaraha inta uu la eeg yahay, balse dadka reer Gaalkacyo ayaa soo warinaya inuu jiro Khasaare xoogan oo ka dhashay labadaasi qarax.

Qaraxa koowaad ayaa ka dhacay Suuqa Xero Dayax oo aanan wax badan ka fogeyn Xarunta Dowladda hoose, halka qaraxa labaad uu isna ka dhacay Afaafka hore ee xarunta Dowladda hoose oo dad badan ay ku sugnaayeen.

Ciidamada Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa dadka ku kala ceyrinaya rasaas xoogan oo ay ridayaan, taasi oo qal qal hor leh ku abuurtay Bulshada.

saw1

saw2
Gaalkacyo-1

Gaalkacyo-2

Gaalkacyo-3

Gaalkacyo-4

Gaalkacyo-5

Gaalkacyo-6

sii aqri
ka dhiibo aragtidaada

ka dhiibo aragtidaada

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Wararka

Dadka Ku Dhaqan Guriceel Oo Maanta Bilaaway Inay Ka Barakacaan.

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Waxaa barakac xoogan uu Maanta ka socdaa degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo laga cabsi qabo inay ku dagaalamaan Ciidanka dowladda & kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo Ahlusunna.

Dadka ayaa waxaa ay siweyn uga barakacayaan Xaafadaha kala ah Wadajir, Daryeel iyo Tawakal, waxaana Ciidamada Ahlusunna ay difaacyo ka sameysteen Gudaha iyo daafaha Magaalada.

Barakacaan Maanta ka billowday degmada Guriceel ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ay ku dhawaadeen degmada Guriceel, isla markaana ay fariisin ka sameysteen degaanka Ceeldheere.

Xaaladda degmada Guriceel ayaa Maanta ka duwan sidii hore, waxaana qaar kamid ah Bulshada ay sheegayaan inay dareemayaan cabsi la xiriirta in dushooda lagu dagaalamo, isla markaana ay waxyeelo kasoo gaarto.

sii aqri

Wararka

Soomaaliya iyo Serbia Oo Kawada Hadlay Sidii Loo Hormarin Lahaa Ganacsiga.

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khalif Cabdi Cumar, oo maalmahan socdaal shaqo ku joogay caasimadda Belgrade ee dalka Serbia, ayaa maanta la kulmay dhiggiisa Wasiirka Ganacsiga, Dalxiiska iyo Isgaarsiinta ee dalkaasi Ms. Tatjana Matic oo ay ka wada-hadleen iskaashiga laba dal. gaar ahaan dhinacyada Ganacsiga iyo Maal-gashiga.

Labada Wasiir, waxaa ay is-waydaarsadeen fursadaha Maal-gashi ee ka jira labada dhinac iyo siddii wax-soo-saarka Soomaaliya looggu dhoofin lahaa dalka Serbia

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo dalka Serbia kaga qeyb-galay shirkii xuska sanad guurada 60-aad dhaq-dhaqaaqa dawladaha dhex-dhexaadka ka ah isbahaysiyada kale ee ka jira caalamka, ayaa shalay khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey shirkaasi oo khusaysay iskaashiga dawladaha, dhaqaalaha, ganacsiga iyo nabad ku wada noolaanshaha.

 

sii aqri

Wararka

Ciidamada Dawlada Oo Dhaqdhaqaaq Kawada Duleedka Guriceel.

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Waxaa degaano hoostaga degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ka socda dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay wadaan Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug, kuwaas oo ku wajahan degmada Guriceel.

Todobaadkii labaad ayaa waxaa degmada Guriceel ku sugan Ciidamada Ahlusunna Waljamaaca, kuwaas oo difaacyo adag ka sameystay gudaha iyo daafaha maagalada si ay isaga difaacaan hadii uu weerar kaga yimaado dhinaca Dowladda Soomaaliya & Galmudug.

Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ayaa waxaa ay sheegayan in saaka ilaa xalay dadkii ugu badnaa ay ka barakaceen degmada Guricrel, iyaga oo ka cabsi qaba in dushooda lagu dagaalamo.

Xaalada degmada Guriceel ee Gobolka  Galgaduud ayaan caga badan ku taagneyn, waxaana dhowr jeer digniin laga muujiyay in Ciidamada dowladda iho kuwa Galmudug inay weeraraan degmadaas oo ay gacanta ku hayaan Ciidamada Ahlusunna.

sii aqri
Xayeysiis Starfmsomalia
Wararka2 days ago

Dadka Ku Dhaqan Guriceel Oo Maanta Bilaaway Inay Ka Barakacaan.

Wararka2 days ago

Soomaaliya iyo Serbia Oo Kawada Hadlay Sidii Loo Hormarin Lahaa Ganacsiga.

Wararka2 days ago

Ciidamada Dawlada Oo Dhaqdhaqaaq Kawada Duleedka Guriceel.

Wararka4 days ago

Maxkamadda ICJ Oo Maanta Go’aan ka Gaareysa Dacwadda Badda Ee Somalia & Kenya.

Wararka4 days ago

Ciidanka Dawlada Iyo Galmudug Oo Gaaray Ceel-dheere.

Wararka4 days ago

RW xukuumada somalia oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Calanka

Warbixinada4 days ago

Warbixin :maalinta calanka 12 october

Wararka1 week ago

Safiirka Midowga Yurub ee Somalia oo Warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Wararka1 week ago

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay in ay jiraan dad u dhintay Cudurka COVID-19

Wararka1 week ago

Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday degaan ka tirsan Gobolka Gedo

Wararka1 week ago

Alshabaab Oo Dad Ku Toogtay Gobolka Jubbada Hoose.

Wararka1 week ago

Kooxo Hubeysan Oo Dad Ku Dilay Magaalada Muqdisho.

Wararka1 week ago

Qarax Xalay Ka Dhacay Magaalada Jowhar.

Wararka1 week ago

Duqa Muqdisho Oo Kulan Laqaatay Amb. Mehmet Yilmaz.

Wararka2 weeks ago

Madaxweyne Laftagareen Oo Wadatashiyo Ka Wado Magaalada Baraawe.

Wararka2 weeks ago

Rooble iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo U Dhoofay Magaalada Doha.

Wararka2 weeks ago

Wasaarada Waxbarashada Oo Ka Jawaabtay Cabashadii Macalimiinta Ka Timid.

Wararka2 weeks ago

Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Maalada Addis Ababa.

Wararka2 weeks ago

Dawlada Soomaaliya Oo Ciidamo Geysay Magaalada Dhuusamareeb.

Wararka2 weeks ago

Wararkii ugu Danbeeyey Ee Xaalada Deegaanada Galmudug.

Wararka2 weeks ago

Maxamed Xasan Cirro Oo Ka Hadlay Qabashada Doorashada Golaha Shacabka.

Wararka2 weeks ago

Rooble iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo Oo Gaarey Magaaalada Baraawe.

Wararka2 weeks ago

Rooble Oo Ku Wajahan Degmada Baraawe Ee Gobalka Shabeelada Hoose.

Wararka5 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi6 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Dhegeysi6 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka6 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka5 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka6 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Wararka5 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi6 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka4 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka5 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka4 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English6 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

News In English6 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Wararka4 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Muuqaalo6 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

News In English4 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English6 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

News In English4 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English4 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Warbixinada4 years ago

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

Warbixinada4 years ago

Dagaal yahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa Gandaal ku Riday Caasimada Sacuudiga ee Riyadh

Warbixinada4 years ago

Madaxweyne Erdogan; “Israel waa Dal Argagaxiso ahna Dilaaga Carruurta.”

News In English4 years ago

U.S. airstrike kills 4 al-Shabaab fighters

Daalaco