Nala soo xiriir

Warbixinada

Warar Dheeraad Ah Oo Kasoobaxaayo Qasaarihii Kadhashay Wiishkii Kusoodhacay Masjidka Barakeesan Ee Maka Al Mukarama

La Qoray

on

Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya tirada dadkii ku dhintay wiishkii ku soo dumay Masaajidka Xaramka ee Magaalada Barakeysan ee Maka dalka Sacuudiga.

Dadka dhintay, waxaa la sheegayaa inay kor u dhaafayaan 107 ruux halka dhaawacana uu gaarayo 230 ruux oo dhamaantood ahaa Xujeey ku sugnaa halka uu ku dumay Wiishka.

Wiishkan, ayaa ku taagnaa dhismaha u dhaxeeya Safa & Marwa, waxa uuna ku soo dhacay barxadda ku taala dhabarka dambe ee Maqaamu Ibraahiim, xilli halkaa ay Salaad ku tukanayen dad soo dawaafay.

Dhacdadaan dadka ay ku geeriyoodeen ayaa timid kaddib markii ay dabeylo xooggan ku dhufteen Wiishka, kuwaas oo hor-seeday in wiishku uu dhinac u dheelliyo, ugu dambayna uu ku soo dhaco gudaha masaajidka kaas oo geystay khaasaare badan.

Inkastoo aanan si dhab ah loo kala saari karin dadka geeriyooday dalalka ay kasoo kala jeedaan, ayaa hadana waxaa loo badinayaa inay kasoo jeedaan dadka geeriyooday dalalka Masar, Turkiga Cuman iyo dalal kale.

Maxamed Taahir oo ka mid ah Farsamayaqaanada dhanka cod baahiyaha Masaajidka Xaramka ayaa sheegay in xilliga shilku uu dhacay ay qaar ka mid ah xujaajdu ay gudanayeen waajibaadka cumrada.

Wiishkaan ku soo dhacay dhismaha Masaajidka, ayaa la sheegay inuu yahay wiishka labaad ee Aduunka ugu dheer, wuxuuna gaadhaa dabaq dhismihiisa ay ka kooban tahay 300 oo Biyaano.

Dowladda Sacuudiga, ayaa sheegtay inay Shir jaraa’id ku faah-faahin doonto inta uu la eeg yahay khasaaraha ka dhashay Shilkaasi iyo dadka dhibaatada soo gaadhay dalalka ay u kala dhasheen.

har1

har2

har3

Crane collapses into the grand Mosque in Mecca. Many casualties. 11/09/2015 source: Twitter

Crane collapses into the grand Mosque in Mecca. Many casualties. 11/09/2015
source: Twitter

har5

har6

har7

har8

har9

har10

har11

har12

sii aqri
ka dhiibo aragtidaada

ka dhiibo aragtidaada

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Wararka

Dowladda Jarmalka oo malaayiin lacag ah ku bixineysa caawinta dadka ku dhibaateysan Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya

La Qoray

on

Waxaa Qoray

War-saxaafadeed ka soo baxay Hay’adda Jarmalka ee Iskaashiga Caalamiga ah ee GIZ ayaa lagu sheegay in  Jarmalku uu 20 milyan oo Yuuro ugu deeqay Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) si loogu caawiyo dadka ku dhibaataysan Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya

War-saxaafadeedka oo xusay in kaalmadaasi la marsiinayo Qaramada Midoobay si loo yareeyo dhibaatada ka dhalatay abaarta ba’an ee ka jirta qaybo ka mid ah Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya, ayaa yiri:

Ka dib abaar taariikhi ah, Qaramada Midoobay ayaa ku qiyaastay in ku-dhowaad ​​13 milyan oo qof ay halis ugu jiraan gaajo. Soomaaliya, qiyaastii 1.4 milyan oo qof ayaa ku barakaci kara abaarta hadda jirta. Halka 7.7 milyan, oo ah kala bar tirada guud ee dadka Soomaaliyeed, ay u baahan yihiin gargaar bani’aadannimo. Roob yar uun ayaa ka da’ay dhowr gobol oo Geeska Afrika ah tan iyo dabayaaqadii 2020-ka.

Jarmalku waxa uu Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) siinayaa 20 milyan oo Yuuro si loo hubiyo in dadka ku nool deegaannada khatarta gaarka ah ee ka imaaneysa gaajada ka jirto ay heli karaan gargaar degdeg ah. Maalgelintan ayey tahay in loo isticmaalo, arrimo ay ka mid yihiin, in in ka badan 50,000 oo qof oo Soomaaliya ku nool lagu siiyo quud loogu talagalay xoolahooda. Dalka Itoobiya, 26 ‘waro’ qallalay ayey tahay in dib loogu biyo dhigo. Kenya, 15,000 oo qoys ayaa lagu wadaa inay helaan lacag caddaan ah.

Qaybo ka mid ah saddexda waddan, roobabku waxay hoos u dhaceen ilaa 70 boqolkiiba. Gobollada qaar ayaa xitaa la daalaadhacaya roobabkii ugu yaraa ee abid.

Xoolo dhaqatada reer guuraaga ah iyo xoolo dhaqatada nag ayaa wajahaya dhibaatooyin sii kordhaya. Qoysas aad u badan ayaa lumiyay ishii dhaqaale ee kaliya. Maadaama roob la’aantu ay sidoo kale sababto in dhul daaqsimeedka uu qallalo, reer guuraagii xoolo dhaqatada ahaa iyo xoolahoodii ayaa si sii kordheysa ugu wareegaya dhul-beereedka. Dhulka beerashada ku habboon wuu sii yaraanayaa. Ceelasha iyo nidaamyada waraabka ayaa qallalaya. Khilaafyo cusub oo ka dhashay tartanka beeraha sii yaraanaya, dhul daaqsimeedka iyo ceelasha biyaha ayaa soo ifbaxaya. Dhibaatooyinka ka dhashay iska horimaadyada hubeysan ee ka jira Itoobiya iyo Soomaaliya iyo sidoo kale ‘Saf-marka Ayaxa’ ee 2020 ayaa xaaladda uga sii daray.

Maalgelintani waxay muujinaysaa habka aasaasiga ah ee dowladda Jarmalka ee gargaarka bini’aadannimo. Ujeeddadeedu waa in la bixiyo caawimo sida ugu dhakhsaha badan iyo sida ugu macquulsan uguna suuragalsan si looga fogaado ama loo yareeyo waxyeellada. Dowladda Jarmalka ayaa dhowrkii sano ee la soo dhaafay kordhisay gargaarka bini’aadannimo ee Afrika. Sannadkii 2021, waxa ay diyaarisay lacag dhan 564 (Shan boqol, lixdan iyo afar) milyan oo Yuuro si loogu caawiyo qaaradda Afrika.

sii aqri

Warbixinada

OGAYSIIS MUHIIM AH

La Qoray

on

Waxaa Qoray

DOWLADD GOBOLEEDKA JUBBALAND SOOMAALIYA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE

Dowladda Hooseee Degmada kismaayo

OGAYSIISMUHIIMAH

Waxaa dhamaan ganacsatada Degmada Kismaayo lagu wargalinayaa in maamulka dowladda hoose ee degmada kismaayo uu sanadki cusubaa ee 2021 Bisha Janaayo uu bilaabay  nidaamka diiwaan-gelinta ganacsiga iyo soo saarista shatiga ganacsiga ee mehered  kasta oo ku taala Degmada Kismaayo. Waxaa ilaa hada la diwaangeliyey  in ka badan 3,300 oomeheradood.Sanadkan 2022 dawladda hoose ee degmada kismaayo waxay dhiiragelineysa in gamacsiyada  hadhay ay sida oogu dhaqso badan is ku diwaangeliyaan una qaatan shatiyada ganacsiga. shatigaas oo ah shaqada ugu muhiimsan ee dowladda hoose si loola socda dhaqdhaqaaqa ganacsiga magaalada ksimaayo.

SUPPORTEDBY:ILO/UNJPLG

Muhiimadda uu leeyahay in la qaato shatiga Ganacsiga Dowladda Hoose:

  1. In lakala nidaamiyo ganacsiyada heerar kooda kala duwan lagana hortago ganacsiyda sharci darrada ah.
  2. In ganacsigu yeesho aqoonsi ugaar ah uu na noqdo mid ka masuul ah wixii ku dhaca aqoonsigiisa gaarka ah hadiiuuu isticmaali si sharciga kabaxsan
  3. In la ilaaliyo bad-qabka iyo caafimaadka ganacsiga.
  4. In lala socdo tirada iyo hadba kor ukaca ama hoos udhaca ganacsiga magaalada.
  5. In ay Dowladda Hoose hesho dhaqaale ay kuhormariso arrimaha bulshada.

Yaa ubaahan shatiga ganacsi:

Shatiga waxaa u baahan oo loo soo saarayaa dhammaan nuucyada iyo qeybaha kala duwan ee ganacsi kuwaas oo ka howl gala gudaha magalaada kismaayo. Qof ama shirkadd kasta oo furanaya goob ama xarun ganacsi waxaa waajib ku ah in uu haysto shatiga ku habboon nuuca ganacsigiisa.

Yaa soo saaraya shatiga:

Shatiga ganacsiga Dowladda Hoose waxaa soo saari kara keliya Dowladda Hoose,Majirto hay’ad Dowladeed ama mid gaar loo leeyahay oo bixin karta shatiga ganacsiga  DowladdaHoose.

NidaamkaQaadashadaShatigaDowladdaHoose:

  1. Waa in uu tagaa xafiiska qaabilsan bixinta shatiga ee Dowladda Hoose ee kismaayo
  2. Waa in uu si sax ah ubixiyaa dhamaan Macluumaadka looga baahanyahay ganacsigiisa sida nooca ganacsiga, goobta uu ku yaalo, aqoonsiga iyo dhamaan wixii macluumaad ah oo looga baahdo waxaana diyaar ugu ah shaqaale u tababaran shaqadaas.
  3. Kadib dhamaystirka macluumaadkii looga baahnaa waxaa goobtaas ganacsiga lagu sameynayaa qiimayn waxaana loodirayaa shaqaalaha qiimeynta uqaabilsan dowladda hoose.
  4. Qiimaynta kadib waxaa ganacsadaha loo dirayaa fariin ah nooca ganacsigiisa iyo darajada uu ganacsiga kaga jiro iyo lacagta shatiga ee ku waajibtay
  5. Fariintaas marka uu helo ganacsaduhu waxaa uu bixinayaa lacagta shatiga waxaan uu kushubayaa khasanada Dowladda waxaana uu dib ugu soo celinayaa warqadda caddeynaysa lacag bixinta xafiiska shatiyada ee Dowladda Hoose si loo siiyo shahaadada shatiga. Sidaas ayuuna ganacsigaasi ku diwaan gashan yahay kuna yahay ganacsi sharci ah.
  6. Sanad walba bisha koowaad waa in Ganacsaduhu cusbooniistaa shatigiisa Dowlada Hoose.

Si aad u hesho warbixin faah-faahsan ah fadlan tag xarunta Dowladda hoose ee Degmadakismayo

sii aqri

Uncategorized

OGAYSIIS MUHIIM AH

La Qoray

on

Waxaa Qoray

DOWLADD GOBOLEEDKA JUBBALAND SOOMAALIYA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE

Dowladda Hoose ee Degmada Afmadow

 

Waxaa dhamaan ganacstada Degmada Afmadow lagu wargalinayaa in maamulka Dowladda Hooseee Degmada Afmadow uu sanadka cusub ee 2022 Bisha Janaayo bilaabo doono nidaamka diiwaan-gelinta ganacsiga iyo soo saarista shatiga ganacsi ee Dowlada Hoose kaas oo ku wajahan mehered kasta oo ku taala Degmada Afmadow. shatigaas oo ah shaqada ugu muhiimsan ee Dowladda Hoose si loola socdo dhaqdhaqaaqa ganacsiga magaalada Afmadow.Hadaba waa in ay isdiiwaangaliyaan dhamaan ganacsiyada/ meheradaha sida oogu dhaqsiyaha badan.

SUPPORTEDBY:ILO/UNJPLG

Muhiimadda uu leeyahay in la qaato shatiga Ganacsiga Dowladda Hoose:

 In lakala nidaamiyo ganacsiyada heerarkooda kala duwan lagana hortago ganacsiyda sharci darrada ah.

  1. In ganacsigu yeesho aqoonsi u gaar ah uuna noqdo mid ka masuul ah wixii ku dhaca aqoonsigiisa gaarka ah hadii uu u isticmaali si sharciga kabaxsan
  2. In la ilaaliyo bad-qabka iyo caafimaadka ganacsiga.
  3. In lala socdo tirada iyo hadba kor u kaca ama hoos udhaca ganacsiga magaalada.
  4. In ay DowladdaHoose hesho dhaqaale ay ku hormariso arrimaha bulshada.

Yaaubaahanshatigaganacsi:

Shatiga waxaa u baahan oo loo soo saarayaa dhammaan nuucyada iyo qeybaha kala duwan eeganacsi kuwaas oo ka howl gala gudaha magalaada Afmadow. Qof ama shirkadd kasta oo furanaya goob ama xarun ganacsi waxaa waajib ku ah in uu haysto shatiga ku habboon nuuca ganacsigiisa.

Yaa soo saaraya shatiga:

Shatiga ganacsiga Dowladda Hoose waxaa soo saari kara keliya Dowladda Hoose,Majirto hay’ad Dowladeed ama mid gaar loo leeyahay oo bixin karta shatiga ganacsiga ee Dowladda Hoose.

Nidaamka Qaadashada Shatiga Dowladda Hoose:

  1. Waa in uu tagaa xafiiska qaabilsan bixinta shatiga ee Dowladda Hoose ee kismaayo
  2. Waa in uu si sax ah ubixiyaa dhamaan Macluumaadka looga baahanyahay ganacsigiisa sida nooca ganacsiga, goobta uu ku yaalo, aqoonsiga iyo dhamaan wixii macluumaad ah oo looga baahdo waxaana diyaar ugu ah shaqaale u tababaran shaqadaas.
  3. Kadib dhamaystirka macluumaadkii looga baahnaa waxaa goobtaas ganacsiga lagu sameynayaa qiimayn waxaana loodirayaa shaqaalaha qiimeynta uqaabilsan dowladda hoose.
  4. Qiimaynta kadib waxaa ganacsadaha loo dirayaa fariin ah nooca ganacsigiisa iyo darajada uu ganacsiga kaga jiro iyo lacagta shatiga ee ku waajibtay
  5. Fariintaas marka uu helo ganacsaduhu waxaa uu bixinayaa lacagta shatiga waxaan uu kushubayaa khasanada Dowladda waxaana uu dib ugu soo celinayaa warqadda caddeynaysa lacag bixinta xafiiska shatiyada ee Dowladda Hoose si loo siiyo shahaadada shatiga. Sidaas ayuuna ganacsigaasi ku diwaan gashan yahay kuna yahay ganacsi sharci ah.
  6. Sanad walba bisha koowaad waa in Ganacsaduhu cusbooniistaa shatigiisa Dowlada Hoose.

Si aad u hesho warbixin faah-faahsan ah fadlan tag xarunta Dowladda hoose ee DegmadaAfmadow.

sii aqri
Xayeysiis Starfmsomalia
Wararka2 months ago

Xasan Sheekh Oo Maanta Kulan Laqaatay Wakiilada Beesha Caalamka.

Wararka2 months ago

Guddiga Wada Diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Dowladda oo Su’aalo Weeydiiyay Wasiir Beyle

Wararka2 months ago

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo Magacaabis sameeyay

Wararka2 months ago

Ergeyga Gaarka Ah Ee Gurmadka Abaaraha Iyo Wafdi La Socday Oo Gaaray Buulo-Burte

Wararka2 months ago

Faah Faahin Kasoo Baxeysa Taliye Ka Tirsan Puntland Oo La Dilay Isaga Oo Howlgal Ku Jiray

Wararka2 months ago

Ciidamada Amaanka Puntland Oo Sameeyey Howlgal Lagu Xaqiijinaayo Amniga Garawe.

Wararka2 months ago

Dagaal Khasaaro Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Gobolka Hiiraan.

Wararka2 months ago

Golaha Shacabka Oo Maanta Villa Hargeysa Kuyeelanaayo kulan.

Wararka2 months ago

Muuse Biixi Oo Gaaray Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo.

Wararka2 months ago

Aadan Madoobe Oo Shaaciyay In La Magacaabayo Guddi KMG Oo Ka Kooban Labada Aqal.

Wararka2 months ago

Soomaaliya & Talyaaniga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

Wararka2 months ago

Akhriso:-War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho

Wararka2 months ago

Xildhibaanada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo Maanta Kulan Yeelanaya & Ajendihiisa

Wararka2 months ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tegay Wasaaradda Gaashaandhigga lana kulmay Saraakiisha Ciidamada

Wararka2 months ago

Xukuumadda Oo Kordhisay Lacagaha Laga Qaadayo Xujeyda Soomaaliyeed.

Wararka2 months ago

Maamulka G/Banaadir & Hay’adaha Amniga Oo Ka Shiray Amniga Caleemo-saarka Madaxweynaha JFS.

Wararka2 months ago

Maamulka Koonfur Galbeed oo Maanta Fagaaro Ku Toogtay Nin Haweeneey Dilay

Wararka2 months ago

Wafdi Ka Qeyb Galaya Munaasabadda Caleema Saarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo Gaaray Muqdisho

Wararka2 months ago

Ciidamada Amniga oo Muqdisho ku qabtay Burcad dhac geysan jirtay.

Wararka3 months ago

Ciidanka dowlada soomalia oo howlgal qorsheysan ka fuliyay dagmada buur hakaba ee gobalka Bay

Wararka3 months ago

Wafdi Ka Socda dowlada Somalia Oo Maanta Ka Qeyb Galaya Shirka Midowga Afrika Oo Furmaya

Wararka3 months ago

Wasiirka maaliyada xukumada soomalia Oo UK Kala Hadlay Taageerada Dib-U-Habeynta Hannaanka Dhaqaalaha Dalka

Wararka3 months ago

Xildhibaan sheegay in Muqdisho laga wado abaabulka qorshe xilka looga tuurayo Laftagareen

Dhegeysi7 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka6 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi7 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Wararka6 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka5 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka6 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Wararka6 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi7 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka5 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka6 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Dhegeysi1 year ago

Wararka5 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English6 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

News In English7 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Wararka5 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Muuqaalo7 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

News In English6 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

News In English5 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English5 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English5 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Warbixinada5 years ago

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

Wararka4 years ago

Nin Soomaali ah oo weerar mindi loo adeegsaday ka geystay masaajid ku yaal Cape Town

Warbixinada5 years ago

Dagaal yahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa Gandaal ku Riday Caasimada Sacuudiga ee Riyadh

Daalaco