Nala soo xiriir

Wararka

Xaalada Magaalada Caabudwaaq Ayaa Saakay Dagan Kadib Laba Maalmood Oo Dagaal Kadhacaayey

La Qoray

on

Wararka naga soo gaaraya degmada Cabud-waaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in xaalada degmadaasi ay tahay saakay mid degan,islamarkaana ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug ay la wareegeen.

Labadii maalin ee la soo dhaafay ayaa dagaal xoogan wuxuu ka socday Cabud-waaq,kaasi oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan ururka Ahlu suna iyo maamulka Galmudug uu madaxweynaha ka yahay C/kariin Xuseen Guuleed.

Wasiirka arimaha gudaha maamulka Galmudug Xasan Gureey oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in saakay xaalada degmada ay tahay mid degan,islamarkaana Cabud-waaq si buuxda ay ula wareegeen maamulka Galmudug,sida uu hadalka u dhigay,isaga iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Galmudug ay haatan ku sugan yihiin degmada Cabud-waaq ee gobolka Galgaduud.

Dhinacyadii Ahlu suna ee ku sugnaa degmadaasi ayuu sheegay iney dibada uga saareen,oo haatan xaalada degmada mid degan ay tahay dibna u soo laabteen adeegyada Bulshada.

Dagaalka ka dhacay degmada Cabud-waaq ee gobolka Galgaduud ayaa ku bilowday ka dib dhawaan weerar ciidamo ka tirsan Ahlu suna ay ku qaadeen Hooyga Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug uu ka deganaa degmadaasi.

sii aqri
ka dhiibo aragtidaada

ka dhiibo aragtidaada

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Wararka

Xildhibaan sheegay in Muqdisho laga wado abaabulka qorshe xilka looga tuurayo Laftagareen

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan ayaa sheegay in rag Siyaasiyiin ah oo kasoo jeeda degaannada Koonfur Galbeed ay Magaalada Muqdisho ka wadaan qorsho ay ku doonayaan in xilka looga tuuro Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis (laftagareen).

Xildhibaanka oo ka hadlayay kulan ka dhacay Magaalada Baydhabo wuxuu sheegay in ciddii rabta inay meesha ka saarto Madaxweyne laftagareen markii xilkiisa uu dhamaado ay tallaabadaas qaado, balse ay ogaadaan dhibaatada ay leedahay in maamul dhisan la burburiyo sida uu hadalka u dhigay.

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi kudaray in dadka abaabulka wada ay yihiin dad ka yimid dalka dibaddiisa, kuwaas oo aan ogeyn dhibaatada loo soo maray dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed, wuxuuna sheegay inay la dagaalami doonaan cid kasta oo isku dayda inay carqaladeeyso Maamulka Koonfur Galbeed.

Hadalka Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan ayaa kusoo aadaya xilli dalka loo doortay Madaxweyne Cusub, isla markaana uu meesha ka baxay Madaxwrynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo siweyn u taageeri jiray Maamulka Koonfur Galbeed kana qeyb qaatay doorashadii Madaxweyne Cabdi Casiis (laftagareen).

sii aqri

Wararka

Maalinta ciribtika iskufuranka haweenka oomuqdisho laguqabtay

La Qoray

on

Waxaa Qoray

munaaasabadan ay soo agaasimeen maamulka iyo howl wadeenada isbitalka keysaney ayaa aheyd mid lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee ciribtirka iskufuranka haweenka afka qalaad laguyiraahdo international day to end obstrect fistula
23 may sanadwalba aya acaalamka oo idil laga xusaa maalintan iyadoo dumar badana ay dhibaatadan laildarnyihiin dhibaatada xanuunka iskufuranka
howl wadeenada cispitalka keysaney ayaa wacyigelin dhameestiran kusoobandhigay munaasabbada taa oo loogu hortagayo dhibaatada xanuunka iskufuranka

  1. prof axmed maxem axmed taajir oo ah agaasimaha guud ee cispitalka keysaney ayaa kagamahdceliyay howlwadeenada guud cispitalka qaabka ay ugu qidmeeyen hooyooyinka somaliyed oo laildaran xanuunkan una balanqaaday bulshada somaliyeed in ay howshan siiwadidoonaan

sii aqri

Wararka

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo shaqo joojin lagu sameeyay

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Ra’iisal wasaaraha XFS Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi’iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul sharci daro ah oo ku xernaa xeebaha dalla Cumaan.

Sidoo kale Ra’iisal wasaaraha dalka ayaa shaqada ka joojiyay wasiirka arrimaha debadda Cabdisaciid Muuse Cali .

Waxaa uu amray in Hay,addaha dowladda ay ku sameeyaan baaritaano sababta keentay in uu falkaan dhaco.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Hantidhowraha qaranka iyo Hey’adaha amniga wuxuu faray inay baaritaan ku sameeyaan falkaan sidii uu u dhacay, kadibna ay u gudbiyaan hey’adaha garsoorka dalka.

sii aqri
Xayeysiis Starfmsomalia
Wararka53 mins ago

Xildhibaan sheegay in Muqdisho laga wado abaabulka qorshe xilka looga tuurayo Laftagareen

Wararka1 hour ago

Maalinta ciribtika iskufuranka haweenka oomuqdisho laguqabtay

Wararka2 hours ago

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo shaqo joojin lagu sameeyay

Wararka2 hours ago

Sucuudiga Oo Xayiraad Lama Filaan Ah Ku Soo Rogay Soomaaliya

Wararka3 hours ago

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA ERGEY GAAR AH U MAGACAABAY ARRIMAHA ABAARAHA

Wararka1 day ago

Xasan Sheikh Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegay Xilka Madaxweynaha

Wararka1 day ago

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ammaro Cusub Soo Saaray.

Wararka1 day ago

Madaxweyne Xasan Sheikh Oo Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegaya

Wararka1 week ago

Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho

Wararka1 week ago

Wararkii ugu Dambeeyay ee Xaaladda Dhuusamareeb.

Wararka1 week ago

Guddiga Doorashada Oo Soo Saaray Farriin Ku Socota Dhammaan Musharaxiinta Madaxweynaha

Wararka2 weeks ago

Booliska Oo Shaaciyay Cida Lala Beegsaday Qaraxii Muqdisho & Khasaaraha Ka Dhashay

Wararka2 weeks ago

Faah Faahin: Qarax Is-Miidaamin Ah Oo Ka Dhacay Wadada Aada Garoonka Aadan Cadde

Wararka2 weeks ago

Hadal-Jeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha Dalka Oo Maanta Bilaabaneysa

Wararka2 weeks ago

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kormeer Deg Deg ah Ku Tegay Hoolka Doorashada Afisooni.

Wararka2 weeks ago

Beesha Caalamka Oo Taageertay Go’aankii Guddiga Doorashada Madaxweynaha Dalka

Wararka2 weeks ago

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo horleh geyneysa Degaannada Galmudug.

Wararka2 weeks ago

Ciidanka Jubbaland Iyo Kuwa DANAB Oo Weerar Ku Qaaday Degaan Ka Tirsan J/Hoose.

Wararka2 weeks ago

Diiwaan-Gelinta Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Oo Maanta Lasoo Gaba-Gabeynayo.

Wararka2 weeks ago

Farmaajo Oo Qaatay Shahaadada Musharaxnimo Ee Xilka Madaxweynaha.

Wararka2 weeks ago

Diiwaangelinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta bilaabaneysa

Wararka2 weeks ago

Guddoomiye Aadan Madoobe Iyo James Swan Oo Ka Shiray Dhameystirka Doorashada.

Wararka2 weeks ago

Golaha Ammaanka ee QM oo si adag uga hadlay weerarkii Ceelbaraf.

Wararka6 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi6 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Dhegeysi6 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Wararka6 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka5 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka6 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Wararka6 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi6 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka4 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka6 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka4 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English6 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

News In English7 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Wararka4 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Muuqaalo7 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

Dhegeysi1 year ago

News In English6 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

News In English4 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English4 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English5 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Warbixinada4 years ago

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

Warbixinada4 years ago

Dagaal yahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa Gandaal ku Riday Caasimada Sacuudiga ee Riyadh

Warbixinada4 years ago

Madaxweyne Erdogan; “Israel waa Dal Argagaxiso ahna Dilaaga Carruurta.”

Daalaco