Waxaa maanta lagu wadaa in xarunta madaxtooyada Soomaaliya ay ka dhacdo xil wareejin, iyada oo ay ku kala wareegayaan madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha...
Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay Bandow lagu soo rogay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, kaasi oo socon doona inta doorashada Madaxweynaha 10-aad...
Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen dagaallo qaraar oo u dhaxeeyay Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidanka dowladda...
Guddiga isku dhafka labada Aqal ee doorashada Madaxweynaha ayaa Goor dhow soo saaray farriin ku socota dhammaan Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha 10-aad e Jamhuuriyadda Federaalka...
Afhayeenka Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faah faahiyay khasaaraha ka dhashay qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee Maanta ka dhacay Barta Koontarool ee lagu hubiyo...
Faah faahin ayaa kasoo baxeysa qarax xoogan oo daqiiqo kahor ka dhacay Muqdisho gaar ahaan inta u dhexeeysa Hotel Afrik iyo Bar Koontarool oo Ciidanka amniga...
Waxaa Maanta Xarunta Teendhada Afisyooni ka bilaabaneysa hadal-jeedinta Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , kadib markii shalay lasoo gaba-gabeeyay Is diiwaan-gelinta Musharaxiinta....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn ah ku tagay teendhada Afasiyooni oo ay ka socoto qaban qaabada doorashada madaxweynaha. Guddoomiyaha...
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeyay Go’aankii Guddiga isku dhafka ah ee labada Aqal doorashada Madaxweynaha ay ku shaaciyeen in doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka...
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa la filayaa in Ciidamo horleh oo katirsan Booliska Gaarka ah ee Haramcad ay geeyaan degmooyin iyo degaano katirsan Dowlad Goboleedka Galmudug....