Ciidamada ammaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa soo afjaray howl galkii mudada saacadaha badan qaatay ee ka socday Hotelka Saxafi ee...
Warar horu dhac ah ayaa ka soo kordhaya khasaaraha ka dhashay weerar saaka waabarigii hore Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan...
Rasaas ayaa wali laga maqlayaa gudaha Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho. kadib markii dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay saaka weerareen Hotelkan, waxaana adag ilaa...
Qarax xoogan ayaa goor dhoweyd abaarihii 6:45 subaxnimo lala eegtay Hotelka caanka ah ee Saxafi Hotel oo ku yaala agagaarka Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho. Warar...
Kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Sh/dhexe iyo oday dhaqameedyo caanka ka ah gobolka ayaa waxa ay ugaga soo horjeesteen guddigii farsamada...
Faah faahin dheeraad ah, ayaa waxaa laga hellayaa dagaal leesku jilbo dhigtay oo saakay ka dhacay Deegaanada Garasweyne iyo Mooragaabey, oo 30km dhinaca galbeed kaga beegan...
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ku soo wareejiyay...
Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen Wasiirada Maali yadda ee Maamul goboleedyada dalka,...
Wafdi uu hogaaminaayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Somaliya Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta waxa ay gaareen Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Garoonka Diyaaradaha ee Shaati...
Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Aaden Axmed ayaa maanta kormeer howleed ku tagay Xerada Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaasoo tababarro ay uga socdaan...